Welcome

Ku soo dhawaada Masjidka Darulquba. Website kaan waxaad ka heli kartaan macluumaad diini ah oo ay ka mid yihiin kutub cod ah, muxaadarooyin, khudbada jimcaha, qoraalo diini ah oo xiiso leh.

Masjidku wuxuu ku yaalaa Address: 1501 S 6th St, Minneapolis, MN 55454.  Waxaa ka baxa barnamijyo casharo diini ah iyo barasho Qur’anka Kariimka oo ay bartaan dad waawayn iyo caruurba. Maxaan idiinsoo gudbin doonaa goor dhaw